ONLF tu waxay ina leeyihiin waxaynu nahay Absame markay dantooda wataan. Marka aduun weynahana saxaafadiisa la hadlayaana waxay leeyihiin oo ay carabka ku dhuftaan in la yiraahdo Ogaadeeniya gobolkan Soomaalida Itoobiya degto. Doqonimo badanaa dadku. Waar Soomaali sow Qabiila kama waantoowdo? Fikradaada ka dhiibo.

6 comments:
nimankan onlf tu ma ogaden unbaa?? War waxa fiican inaa jidwaqi ay fahanto ah ina daadaalka ay wado onlf inay tahay sidii nimanka absame eeku duleeysan gobolka ogadeeniya ay uga saarilahayd dhibta, sxb dalkeena wax horomarah ma jiro, wali dadkeenu wax jahli marka loo eego ethiopiada kalé, ta waxaa u deer dagaal lagu hayo si joogta ah. markaa waa inaan u heshino nimanka axmaarada.
talabaad, gobolka ogadenia sxb waxa baxshay nimankii gumaysiga ee ingirisska waxayna ugu baxsheen ogadeenka aya ugu badnaa marka sxb yaani jaahilnimo ina qaadin. ogaadenkuna waa walaheen oo hadaa hadii magacooga aan haysanana wax dhib ah majirto ee waxaan oran lahaa rer jidwaq waa inaad lagarab dagaalantaan
magaran sheekadda onlf rabto ogaadeen xorayn ama waddanka
waryaa waa wreey yaa laqaldayaa
war ogaadeen baa raba inuu sidii xabashidii dadka gumaysto yaase dabaaloo cirka loo dirayaa waan fahansanahay sheekhada markaa macne baddan maa samaynayso
ina sheekh cusmaan wuxuu ku fikirayaa fikraddo laga tagay oo ah inuu dadka kala qayb qaybiyo qash qashaadana uu waddo si qadhaan ka dibadda laga qaado u socdo lakiin ogow mid ninkani wax dadka u dan ah ma waddo lakiin waxaan layaabay reer isaaq qabyaalad badanaa ma markii odaygan haraga ah loo magacaabay onlf ayay halgamayaal noqdeen markii horeba dawlada ayaay lashaqayn jireene
onlf dad wareeray kasoo qaad nin daad qaaday xunbo cuskay----------
danihiina garta saxiibayaal
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Post a Comment