Aduunka oo dhami waa colaad inaga Jidwaaqa mooyee. Tusaale ahaan, Markaad Araarso nawaaxigeeda sidaas iyo bariga u dhaafto ayaa nabad gelyo kuugu dambeysa. Nabadu waa waxa ugu qaalisan ee bini aadamku haysto. Soomaalidu ilbaxnimo ayey u aragtaa in dariskaaga la dhaco iyo in dadka jidka lagu boobo. laakiin anagu waxaanu ku abtirsanaa nabada iyo walaaaltinimada dadka nala dariska ah....
Fikradaada ka dhiibo waxaad arintaas ka qabto.

33 comments:
wadankeenu waa nabad Alxamdulilaaah nabadan iskama timaado ee waa la samaystaaa bro Nin khatar ah ayaad tahay marka sxb aniga waxaan ahay Nin Jidwaaq Absame ah marka sxb Araarso Nin jira ayaad tahaye xageen kaa helaa bro ina adeer meel aan kaala soo xidhiidho ii sheeg
Saaxiibkayow saad u sheegtaynabadu ciyar kuma timaado rag badan oo reer araarsood ahi naftoda u waayeen laakiin ilaahay waxaan ka baryayaa in kuwa moogan qalbigoodu soo noqdo oo dadkooda wax laqabsadaan
saxiib rer araarso maxay dadka u hor caraaraan kkkkkkkkkkkkkkkk
araarso qay ayay ka qaadatay nabadda kililka mid aan kuu sheego qofka aan dagaalka dadka iyo dawlada kula jirin marka horeba waa caawinayaa deegaanka markaa reer araarso kama soo horjeedaan dawladda waxay u yihiin ##loyal##
dadbaa kashaqeeyay caqli=====jidwaaq waa boqortooyo hore oo ingriiska giriiga masaaridda iyo dadkii hore la da ah -----culuys kasta oo lasaaro way ka baxayaan yay se ku danbayn dadka xumaanta joogtadda ah ku hayaa laakiin dadbadani aanay ogayn xumaan wadde ilaahay garabkiisa waa ka baxaa
nin tallin jiray hadduu tago ku aan tallin jirin ayaa taliya
og waxaad moodaa magacu inuu kootaarabaan ku yahay meel walba ogaadeen ayaay lagaan yihiin kalsooni darro miyay ka tahay waxani xayaysiis kabbadane
warfaa waad ka dhacsantahay saxiib adiga reer araarso maad tahay
viva araarso
nabadu waa lama huraan
nin hurdaan ogayne
nabadi waa biowga hurumarka
u sheeg cagdheerta
warfaa sheekhadda hagaaji waxaan u malaynayaa inaad REER AADAN xanaaqsantahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
war anigu waan baxayaa nabad galyo
nabbad gayo abaayo=============
Odoo ARAARSO ku mirqaamay oo hundaha u sheeko doontay wacanaa
Dadaal alle ha ku gargaaree saas ayay degmada araarso ku timid cadaadis abaskuul iyo mid reer isaaq ba araarso uma joojin taasina waxay ka turjumaysaa adayga iyo dadnimada dadka halkaa daga waa xaqiiq waxaan u jeedana waad garanaysaan hadii kale isoo waca
qiimaheeda adduunku waa adoo marduuf qaada araarso ku cunaya,dabadeed calool istaaga qada.
adduun
in dhaweydba waa taanan dayin deelka maansade aan daleeyo maanta waxbaan uga danleeyahaye
mar hadii dadkii wada dhashaay is dhibaataynayaan....
marhadaan damiir iyo damqasho dariska lagawaayay.....
inaan danahayga garan waayaa waa damiir xuma e.....
gabaygan oo taxana ah qabtiisa kale waan idina soosocsiin doonaa
hadal dabacsan iyo calaacal waa doqon camalkeede
gacan baa lagu ciil baxaa caqli horteed yahaye
abaar dheeraatay waad u dhuubataane
Mar hadaan midigta lagu ciil baxay hadal ku waw doore
Jacaylku haduu cuslaado curuuqdiyo dhuuxa gaadho malaha cashariyo dabiibe
Intuu dhalinyaro curyaanshay cuntiyo dhaqoshaba, u diiday malaha cadad iyo xisaabe
Araarso viva great city to live Allow daa Araarso
ABAAL ABABAAL BADHA ABAAL BUDH IYO DHEERAADA NINBA KIISA KAAN UGU BADALI BEERKA KA OGSOONI
Rer aaarslo waab idinsalaamay
Waalagaa qaaday saxiib cali soo dhawow
wiil ciise ayaan kusoo biiray meeshan looga hadlayo wax ama arin ku saabsan ikasta oo aanan arinta maqaaladani kusaabsantahay ka hadlayn hadana arin aad u fiican ayaan ka hadlayaa oo ah in ddka dagan deegaanka araarso ay kuwada nooladaan cadaalad iyo sinaan taas oo ka turmujumidoonta hurumarka bulshada araarso cadaalad sinaan
waryaadaheen
araarso xageey ku taalaa?
////----////
???====???
<<>EU___~~~
araarso aniku aboowe la yaabay
xamar xaafad kamid ah miyaa
(@@@@@@@@@@)
#----_
iiii
/ \
/ \
++++++++
&&&&&&
000
((((((((((}}}
/// ^^\\\
waxaan marag ka ahay in beesha jidwaaq weliba abaasguul aya yihiin dad nabada jecel wadan nabada ku nool deris wanaag leh runtii waa ugu mahada celinyaa sida ay ula jaanqaadeen dhaqanka suuban iyo umadaha nabada ku caana maalay
kagudba gardaradda
u gudba garaadka
gargara kii jilicsan
ka gadooda dulmiga
ugargaara diinta
gayigiina ilaasha
u adeega cadaalad
Nabadu waa shay aad u qaali ah oo hurumarkuna ka bilaabmo hadii umadu colaad ku jirto maskaxdooda iyo waxqabadkoodu wuxuu u bataa ama wax burburin ama is difaac taas oo meesha ka saaraysa hurumarinta ama wax uqabashada umadaas nabad waa dhinaca kale umadda reer Araarso ee nabada jecel waxaan u rajaynayaa hurumar iyo cadaalad ay ku dhaqmaan taas oo sugayaysa xaqa shakhsi kasta oo kasoo jeeda deegaankaas. Scww abdukadir sheekh
kansascity mo USA
Xaraaradu haday ku kacdo oo aad canaaqto
Post a Comment