As the Araarso District Community Diaspora of United States of America, we would like to congratulate to Abdi Mohamed Omar, the new president of the Somali Regional State of Ethiopia.
Thursday, September 23, 2010
Tuesday, December 22, 2009
Maxay ONLF damacsan tahay?
ONLF tu waxay ina leeyihiin waxaynu nahay Absame markay dantooda wataan. Marka aduun weynahana saxaafadiisa la hadlayaana waxay leeyihiin oo ay carabka ku dhuftaan in la yiraahdo Ogaadeeniya gobolkan Soomaalida Itoobiya degto. Doqonimo badanaa dadku. Waar Soomaali sow Qabiila kama waantoowdo? Fikradaada ka dhiibo.
Friday, September 28, 2007
Deegaankeenu waa nabad...
Aduunka oo dhami waa colaad inaga Jidwaaqa mooyee. Tusaale ahaan, Markaad Araarso nawaaxigeeda sidaas iyo bariga u dhaafto ayaa nabad gelyo kuugu dambeysa. Nabadu waa waxa ugu qaalisan ee bini aadamku haysto. Soomaalidu ilbaxnimo ayey u aragtaa in dariskaaga la dhaco iyo in dadka jidka lagu boobo. laakiin anagu waxaanu ku abtirsanaa nabada iyo walaaaltinimada dadka nala dariska ah....
Fikradaada ka dhiibo waxaad arintaas ka qabto.
